● port
foto
lio ●
albums of HE President Hassan Sheikh
Photos
Albums
|
Groups
Favourites
|
Subscriptions
Contacts
|
Recommendations
Do you have a flickr account?
Sign in!
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “XALKA NABADDA BARIGA DHEXE, WAXA UU KU XIRANYAHAY DHISMAHA DOWLAD FALASTIINI AH”.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “XALKA NABADDA BARIGA DHEXE, WAXA UU KU XIRANYAHAY DHISMAHA DOWLAD FALASTIINI AH”.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA SHIR MADAXEEDKA DALALKA ISLAAMKA
MADAXWEYNAHA JFS OO SOO XIRAY SHIRWEYNAHA 5-AAD EE HOGGAAMINTA IYO HAL-ABUURKA DHALINYARADA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHIIKH OO SOO XIRAY KULAN CILMIYEED AFAREED OO SANNADKAAN DIIRADA LAGU SAARAY DASTUURKA IYO HAYBTA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU QAABILAY MADAXA HAY'ADDA SIRDOONKA MARAYKANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN GAAR AH LA QAATAY DHIGGIISA SHIINAHA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY KULANKA MAAMUUMSKA MADAXDA MADASHA SHIINAHA IYO AFRIKA
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO MAGALADA BEIJING KULA KULMAY DHIGIISA DALKA ERETERIYA
MADAXWEYNAHA JFS OO BEIJIN KAGA QAYB GALAYA SHIRKA SHIR MADAXEEDKA AFRIKA IYO SHIINAHA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA SANNADLAHA AH EE WAXQABADKA XUKUUMADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: "MIDNIMO SOOMAALIYEED WAXA AY KU XIRANTAHAY WADAJIRKA CULUMAA'UDIINKA SOOMAALIYEED"
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO FURAY SHIRWEYNAHA CULIMADA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA
GOLAHA AMNIGA QARANKA OO SOO SAARAY AWAAMIR KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYAY SHIRKA GUDIGA QARAN EE KA HORTAGGA MAALGALINTA ARGAGIXISADA IYO LA-DAGALLANKA LACAG DHAQIDDA
MADAXWEYNAHA JFS OO WASAARADDA GAASHAANDHIGGA KULA KULMAY MADAXDA WASARADDA DIFAACA IYO TALISKA XOOGGA DALKA
MADAXWAYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEIKH MAXAMUUD AYAA MADAXTOOYADDA KU SAXIIYEY BUUGGA TACSIDA GUDDOOMIYIHII HORE WE BAARLAMAAANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL KA QALIN-JABIYEY DUGSIGA TABABARKA CIIDAMMADA EE TURKSOM
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LABO MAALMOOD KU SUGAN SALDHIGGA MILATARI EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED EE DEEGAANKA WARGAADHI
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO MAANTA TAGAY DEEGAANKA WARAGAADHI EE GOBALKA SHABEELAHA DHEXE
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYB-GALAY DHOOLLA-TUSKA CIIDANKA QALABKA EE 1-DA LUULIYO
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay munaasibadda calan saarka xuska kowda Luulyo
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX MAAMUUS AH DHIGAY TAALLADA DHAGAX-TUUR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRWEYNAHA XOOJINTA ISKAASHIGA DHAQAALAHA EE BULSHADA BARIGA AFRIKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA MARAYKANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA MARAYKANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA JABUUTI
MADAXWAYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO SAFAR SHAQO KU JOOGA DALKA TURKIGA AYAA SALAADDA CIIDDA CARAFO KU TUKADAY MAGAALADA ANKARA.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SWITZERLAND KAGA QEYB-GALAY SHIRKA NABADDA IYO GANACSIGA
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway
Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah suuqyada ganacsiga Soomaaliyeed ee Xaafadda Islii
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay shirweynaha madaxda Afrika iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika
MADAXWAYNAHA JFS MUDANE DR. XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO KA QEYB GALAY SHIRWEYNAHA HOGGAAMIYEYAASHA AFRIKA &MADAXDA BANGIGAGA HORUMARINTA QAARADDA AFRIKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY NAIROBI SI UU UGA QAYB-GALO SHIRKA MADAXDA AFRIKA IYO BANGIGA HORUMARINTA AFRIKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY KU-SIMAHA WAKIILKA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY
FADHIGA LABAAD EE SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTAY HOGGAAMIYAHA MAAMULKA SSC KHAATUMO
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo dhalinyarada ugu baaqay iney ka qayb galaan difaaca iyo dib u xoreynta Dalkooda
MADAXWAYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA MAALINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED EE 15-Ka May
SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA KAYDKA GAASKA CUNTADA
MADAXWAYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO KA QEYB-GALAY MUNAASABADDA MAALINTA MIDOWGA YURUB
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH KU TAGAY DALKA TANSAANIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH KU TAGAY DALKA TANSAANIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLADDA SHARAF KU MAAMUUSAY OROD-YAHAN CABDULLAAHI JAAMAC OO KU GUULEYSTAY BILLADDA QALINKA AH EE CIYAARAHA ORODADA AFRIKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY SHIRKA AMNIGA CAASIMADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY SHIRKA AMNIGA CAASIMADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY QAAR KA MID AH XERYAHA IYO DUGSIYADA TABARRADA CIIDAMADA XOOGGA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY MUNAASABAD UU XILKA KULA WAREEGAYEY AGAASIMAHA HAY'ADDA NABAD-SUGIDDA IYO SIRDOONKA QARANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA BOQORTOOYADA SUCUUDIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH LA QAATAY DANJIRAHA JAMHUURIYADDA SHIINAHA EE SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU BOGAADIYEY LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FS ANSIXINTA CUTUBYADA 4-TA AH EE DASTUURKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAAL-MARINNO GUDDOONSIIYEY KAALIMAHA HORE EE TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE JAMHUURIYADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAAL-MARINNO GUDDOONSIIYEY KAALIMAHA HORE EE TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE JAMHUURIYADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ABAAL-MARINNO GUDDOONSIIYEY KAALIMAHA HORE EE TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE JAMHUURIYADDA
President Hassan Sheikh Mohamud received the Chinese Special Envoy to the Horn of Africa,
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE BISHA RAMADAAN
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE BISHA RAMADAAN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed, Filibbiin iyo Sirilaanka ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed, Filibbiin iyo Sirilaanka ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasab
MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DHAAWACYADII WEERARKII KHAWAARIJTA EE KA DHACAY HOTELKA SYL
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN KU SAABSAN AMNIGA DALKA IYO CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA LA QAATAY HAY'ADAHA AMNIGA DALKA
MADAXWEYNAHA JFS OO KULAN CASHO AH LA QAATEY CIIMADO KUMAANDOOSTA KA TIRSAN OO DHOOLATUS CIIDAN KA QAYB GALAY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY QALINJABINTA DUFCADDA 22-AAD EE JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA MID NOQONAYA GUUTADA SIDA GAARKA AH U TABABARAN EE GORGOR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA MID NOQONAYA GUUTADA SIDA GAARKA AH U TABABARAN EE GORGOR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA MID NOQONAYA GUUTADA SIDA GAARKA AH U TABABARAN EE GORGOR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WASIIR KUXIGEENKA ARRIMAHA DIBADDA NORWAY
MADAXWAYNAHA JFS OO KULAN LA QAATAY DHIGIISA DALKA TURKIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY MADASHA DIBLUMAASIYADDA ANTALYA EE DALKA TURKIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO NAYROOBI KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMILADA
MADAXWEYNAHA JFS OO KULAN SAGOOTIN AH LA QAATAY SAFIIRKA TURKEY EE SOOMAALIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA KENYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY WASIIRU DOWLAHA GAASHAANDHIGA EE DOWLADDA INGIRIISKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER SHAQO KU TAGAY TALISOA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED
MADAXWDEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY SHIRKA URURKA MIDOWGA AFRICA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HORDHIGAYA MADAXDA MIDOWGA AFRIKA MOWQIFKA SOOMAALIYA EE KU AADDAN XADGUDUBKA ITOOBIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAA IN AAN GALNAA KACDOON WAXBARASHO OO SARE LOOGU QAADAYO AQOONTA DADKEENNA EE CULUUMTA BADAHA”.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAA IN AAN GALNAA KACDOON WAXBARASHO OO SARE LOOGU QAADAYO AQOONTA DADKEENNA EE CULUUMTA BADAHA”.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOGAADIYEY HESHIISKA TAYEYNTA CIIDAMADA EE AY KALA SAXIIXDEEN SOOMAALIYA IYO MARAYKANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO EE JUBBALAND
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY TALIYAHA GUUD EE CIIDAMADA DALKA TALYAANIGA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn ah la qaatay Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.
MADAXWAYNAHA JFS OO U KUURGALAYA XAALADDA AMNI EE CAASIMADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY XILDHIBAANADA HAWEENKA AH EE LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNAHA JFS OO KOOBKA MAMULADDA DALKA IYO G/BANAADIR GUDOONSIIYAY XULKA KU GUULAYSTAY EE GALMUDUG
Madaxweynaha JFS oo dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qayb galay shir Amniga Dalka looga hadlayey
MADAXWEYNAHA JFS OO KULAMO KALA DUWAN LA QAATAY MADAXDA DALKA TALYAANIGA
MADAXWEYNAHA JFS OO KULAMO KALA DUWAN LA QAATAY MADAXDA DALKA TALYAANIGA
MADAXWEYNAHA JFS OO KULAMO KALA DUWAN LA QAATAY MADAXDA DALKA TALYAANIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ROMA KAGA QEYB-GALAYA MADASHA TALYAANIGA IYO AFRIKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO AMIIRKA DALKA QATAR OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDAMADA CIRKA EE LABADA DAL
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO DHIGGIISA DALKA MASAR OO WADAJIR UGA HADLAY XAALADDA GOBOLKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY SHEEKHA AL-AZHAR ALSHARIF
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargalinaya howgallada dib loogu xoreynayo deegaanada ku jira gacanta Khawaarijta ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA HINDIYA, CZECH, JAPAN IYO JAAMACADDA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH AYAA SOO DHAWEEYAY TAAGEERADA DOWLADDA SHIINAHA EE MADAXBANAANIDA DHULEED IYO MIDNIMADA JF SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XAALADDA GOBOLKA AY KA WADA HADLEEN ERGEYGA MIDOWGA YURUB EE GEESKA AFRIKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN KULA QAATAY XARUNTA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA TALISKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya. Halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mundane Isaias Afwerki.
MADAXWAYNAHA JFS OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY XILDHIBAANADDA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA JFS
MADAXWEYNAHA JFS OO SAXIIXAY SHARCIGA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA KU BURIYEY IS-AFGARAFKA DOWLADDA ITOOBIYA IYO MAMULKA SOMALILAND
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HORTAGAY FADHI DEGDEG AH OO UU ISUGU YEERAY LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti kaga qeyb galay kulan lagu sii amba-qaadayo wadahadalladii u dhaxeeyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADA JANAASADA KU TUKADAY MARXUUM KHADIIJA MAXAMED DIIRIYE
MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASIBADDA 80-SANO GUURADDA AASASKA CIIDANKA BOOLISKA S
CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO SI RASMI AH ULA WAREEGAY AMNIGA MADAXTOOYADA QARANKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo ay maalinka beri ah ka dhacayso munaasabad, si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soom
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo ay maalinka beri ah ka dhacayso munaasabad, si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soom
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo ay maalinka beri ah ka dhacayso munaasabad, si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soom
MADAXWEYNAHA JFS OO WASHINGTON KULA SHIRAY MASUULIYIIN KA TIRSAN WASARADDA DIFAACA MARAYKANKA IYO HAY’ADDA USAID
Madaxweynaha JFS oo madax ka tirsan Bankiga adduun iyo Hay’adda lacagta kula kulmey Washington
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY KU GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HOGGAAMIYEYAASHA IGAD UGA MAHADCELIYEY DOORKOODII QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA SAARNAYD SOOMAALIYA
Madaxweynaha JFS oo Jabuuti kaga qayb galaya shirka urur goboleedka IGAD
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY KHUBARO MILATARY OO KA SOCDAY TURKIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE TALYAANIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADA GUUSHA TAARIIKHIGA EE QAADISTA CUNA-QABATAYNTA HUBKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB SHIRKII COP28
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “SOOMAALIYA WAXAY SAFKA HORE KAGA JIRTAA DALALKA AY SIDA TOOSKA AH AY U SAAMEYSAY ARRINTA ISBEDDELKA CIMILADA”
Madaxweynaha JFS iyo wafti uu hoggaaminayo oo gaaray magalada Dubai ee dalka isutagga Imaaraatka Carabta
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BULSHADA RAYIDKA AH KA DHAGEYSTAY TALOOYINKOODA KU AADDAN HIIGSIYADA QARAN
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY HIIGSIGA QARAN EE 2060-KA
MADAXWEYNE XASAN SHIIKH :- ABAAL-MARINTA SANATARRADA AQALKA SARA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 4-AAD EE LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY ARUUSHA SI UU U XOOJIYO CODSIGA SOOMAALIYA EE DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA
DOWLADDA INGIRIISKA OO SHAACISAY BOQOL MALYAN OO LAGU HORMARINAYO KAABEYAASHA DHAQAALAHA SOOMAALIYA
DOWLADDA INGIRIISKA OO SHAACISAY BOQOL MALYAN OO LAGU HORMARINAYO KAABEYAASHA DHAQAALAHA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GUDDIGA AMNIGA QARANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GUDDIGA AMNIGA QARANKA
MADAXAWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIR KU SAABSAN AMNIGA IYO HOWGALKA XOREYNTA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYAY KULAN DEGDEG AH OO AY YEESHEEN GOLAHA WASIIRRADA
MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADDA MUDANE XASAN SHEIKH OO DIB UGU SOO LAABTAY MAGAALADDA DHUUSAMAREEB
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur-galbeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magalada Baydhabo
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARAAQAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA DALKA SWEDEN
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY WASIIRKA DIFAACA DALKA KENYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DUL ISTAAGAY HANNAANKA DIB U SOO CELINTA CIIDAMADA KU MAQNAA TABABARKA ERETARIYA
Madaxweynaha JFS khudbad ka Jeediyay ka jeediyey shirka khibrad & aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGA KA JARAY LABO WADDO OO LAGA DHISAY MAGAALADA MUQDISHO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHIR GUDDOOMIYEY GOLAHA WASIIRRADA XJFS
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA KOONFUR-GALBEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY MAS’UULIYIIN KA SOCDAY DOWLADDA TURKIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOONKA LABADA AQAL KULAN WADAJIR AH KULA QAATAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGAALADA DHUUSAMAREEB WARQADAHA AQOONSIGA KAGA GUDDOOMAY DANJIRAHA MIDOWGA YURUB
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAXAAD KU JIRTAAN DAGAAL WAAFAQSAN MABAADII’DA SHAREECADA ISLAAMKA”
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY HOGAANNADA TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo bulshada Gobalka Hiiraan oo isku afgartey in loo midoovo dagaalka khawaarijta
Madaxweynaha JFS oo ciidan aad u faro badan kula hadlay degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan
Madaxweynaha JFS oo maanta tagay Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan
SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO LOOGA HADLAYO AMNIGA IYO XASILINTA DALKA AYAA KA FURMAY DHUUSAMAREEB
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug kala hadley xasilinta deegaanada laga xoreeyay argagaxisada
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAWEENKA SOOMAALIYEED KU BOGAADIYAY DOORKOODA DAGAALKA DALKA LOOGA XOREYNAYO KHAWAARIJTA
AGAASIMAHA CUSUB EE MADAXTOOYADA QARANKA OO MAANTA XILKA LA WAREEGAY
XARUNTA HOWLGALINTA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha JFS oo weli magalada Dhuusamareeb ka wada kulamada madaxda heer fadareel iyo heer mamul ee la xariira la-dagalanka shabab
MADAXWEYNE XASAN SHIIKH OO KA QAYB GALAY KULAN DADWEYNE OO SU”AALO LAGU WEYDIINAYAY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAGOOTIN AH LA QAATAY DANJIRAHA MIDOWGA YURUB
Madaxweynaha JFS oo magalada Dhuusamareeb ka wada kulamo looga hadlayo sidii khawaarijta looga sifeyn lahaa goobaha ay kaga sugan yihiin Galmudug
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY WAKIILKA QARAMADA MIDOOBEY EE SOOMAALIYA QORSHAHA HORUMARINTA IYO XASILINTA DEEGAANNADA LA XOREEYEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DAR DARGELINTA IYO ABAABULKA HALGANKA XOREYNTA EE WASIIRRADA HEER FEDERAAL IYO HEER GALMUDUG
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU ADKEEYEY ODEYAASHA DHAQANKA GALMUDUG XOOJINTA MIDNIMADA LAGU WAJAHAYO ARGAGIXISADA IYO XOREYNTA DEEGAANNADA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KA BILAABAY KULAMMADA ABAABULKA DADWEYNAHA EE XOREYNTA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI KUMEEL-GAARKA AH UGU SHAQEYNAYA MAGAALADA DHUUSAMAREEB EE XARUNTA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA QARANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GUDDIGA QARAN EE LA DAGAALLANKA LACAGTA SHARCI-DARRADA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MARAYKANKA KALA HADLAY CUNAQABTEYNTA MAALIYADEED EE ARGAGIXISADA ALSHABAAB
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSAY MADAXDA IYO MASUULIYIINTA KA QEYB-GALAY KULANKII WADATASHIGA
Shirka Wada-tashiga Madaxda Qaranka iyo Madaxdii hore ayaa soo dhamaaday
Shirka Wada-tashiga Madaxda Qaranka iyo madaxdii hore ee Dalka
MADAXWAYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEIKH MAXAMUUD OO FURAY SHIRKA WADATASHI AH KK AY WADA QAADANAYAAN MADAXDII HORE &SIYAASIINTA DALKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY GUMEYSIGA MAANTA EE ARGAGIXSADA, DOWLAD-DHISKA SOOMAALIYA IYO DOORKA SOOMAALILAND EE XORNIMADA
Madaxweynaha JFS oo ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon xuska munaasibadda kowda Luulyo
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA SHACABKA SOOMAALIYEED KULA OOGAY MAGAALADA MUQDISHO
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah xusuusaha
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “SOOMAALIYA QURXOON OO AY NAGU MAHADIYAAN KUWA U DABBAAL DEGI DOONA SANNAD GUURADA 100-AAD AYAA LA RABAA IN AYNU HIRGELINNO”
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMMO LA QAATAY XUBNAHA LABADA GUDDI EE DIB U EEGISTA DASTUURKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO KA QEYB GELAYA SHIR MADAXEEDKA IGAD AYAA GAARAY DALKA JABUUTI
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA AYAA KA WADA HADLAY HABRAACA DHIMISTA CIIDAMADA ATMIS IYO QORSHAHA CIIDAMADA XOOGA DALKA SOOMAALIYA AY KULA WAREEGAYAAN AMNIGA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY GANACSATO TURKI AH OO MAALGASHANAYA DALKEENA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KUQ AABILAY ERGEY KA SOCDA MADAXWEYNAHA UGANDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAKIILKA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE ORDOGAN
Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qayb galaya caleemo sarka madaxweynaha Turkey
MADAXWEYNAHA JFS OO FURAY KALFADHIGA 3-AAD EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA
KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ka qeyb-galay Shirka Jidda ee Jaamacadda Carabta ayaa soo gutay Cimrada Alle ee Masaajidka Xaramka Maka.
FADHIGA LABAAD EE SHIRKA WADATASHIGA QARANKA OO WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA XFS IYO TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA
Madaxwaynaha JFS oo kulan-doceed la qaatay dhaxal-sugaha Boqortooyadda Sacuudiga
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAYA MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GANACSATADA DALKA QATAR LA QAATAY KULAMMO KU SAABSAN MAALGASHIGA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY AMIIRKA DALKA QATAR
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA QATAR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “DHALINYARO SIYAASADA WAA INAAD DOONATAAN, SI AAD U RAADSATAANA WAA INAAD ABAABULAN TAHIIN OO AAD YEELATAAN HOGAAN IYO NIDAAM AAD KU WADA SHAQEYSAAN”
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUNAASABADDA XUSKA SYL AWGEED UBAX-DHIGAY TAALLADA HALGAMEYAASHA SYL
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAAGOOTIYEY CIIDANKA ILAALO QARAN EE KA QEYB-GALAYA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA
MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA GUDDOOMIYAY SHIRKA HEERKA SARE EE GOLAHA DHAQAALAHA QARANKA OO LOOGA HADLAY QORSHAHA HIIGSIGA QARNI-JIRKA EE 2060
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY ERGEY GAAR AH OO KA SOCDA DALKA SUUDAAN
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO VILLA SOOMAALIYA KU QAABILAY AGAASIMAHA FULINTA BARNAAMIJKA CUNNADA ADDUUNKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOOB-FAGAARE AH KAGA JAWAABAY SU'AALAHA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
Warmurtiyeed kasoo baxay Shir-Madaxeedka dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KAMPALA KAGA QEYB-GALAYA SHIR KU SAABSAN SIDII CIIDAMADA SOOMAALIYA AY ULA WAREEGI LAHAAYEEN AMNIGA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA DALKA BURUNDI ALBERT SHINGIRO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA LA OOGAY KUMANNAAN SHACAB AH
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA JENERAAL GOORDAN OO AY KU JIRAAN CIIDAMO KU BIIRAYA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO XIRAY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH EE BISHA RAMADAAN
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR DEG-DEG AH OO AY YEESHEEN MADAXDA DALALKA IGAD
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY RA’IISUL WASAARAHA DALKA TALYAANIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEIKH OO ADDIS ABABA KAGA QEYB GALAYA SHIR SADDEX-GEESOOD AH OO AY YEELANAYAAN HOGGAAMIYEYAASHA DALALKA SOOMAALIYA, ITOOBIYA IYO TALYAANIGA
Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulan Afur ah ku maamuusey Xoghayaha guud ee QM
Shirka Jaraa'id ee Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Xoghayaha QM Villa Somalia
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY XERADA HIIL-WEYNE OO LAGU DIYAARIYAY CIIDAMO KA TIRSAN XOOGGA DALKA OO KA QAYB-QAADANAYA SUGIDDA AMNIGA MUQDISHO.
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyadda ku qaabiley wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JABUUTI, KANADA IYO KUUBBA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY BANDHIGGA WAXQABADKA XUKUUMADDA DAN-QARAN
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA UGANDA TABABAR UGU SOO XIRAYA CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA SIDA EE SOOMAALIYEED
Shirka Gollaha Wadataahiga Qaranka Oo Maalinkii Labaad Galay
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA FURAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA ITOOBIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRWEYNAHA QARAN EE WAXBARASHADA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIYADA CUNAQABATEYNTA MAALIYADEED EE CAYIMAN, HAY'ADDA SIRDOONKA IYO NABAD-SUGIDDA QARANKA IYO KORONTADA QARANKA
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyay Shirka loo dhan yahay ee LDC5 ee hal-ku dheggiisy yahay ka faa’iideysiga khayraadka
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY DEEGAANKA MALLEEYLEEY OO HOOSTAGA DEGMADA JAMAAME.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY GOLAHA WASIIRADA JUBALAND DAR-DAR GALINTA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO EE JUBBALAND
Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulamo la qaatay madaxda Ruwanda,Itoobiya,Burundi iyo Tansaaniya
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyay shirka meertada 36-aad ee Shirka Midowga Africa
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA ITOOBIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHIGGIISA DALKA TALYAANIGA UGA MAHADCELIYEY SOODHAWEYN SARE EE UU KU MAAMUUSAY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA TURKIGA, BURUNDI IYO THAILAND
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXWEYNE KU XIGEENKA BANGIGA ADUUNKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA BAYDHABO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA KENYA MUDANE WILLIAM RUTO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA ITOOBIYA MUDANE ABIY AXMED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA JABUUTI MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY ERGEYGA MARAYKANKA U FADHIYA QARAMADA MIDOOBEY
MADAXWEYNAHA JFS OO FURAY SHIRKA CULIMADDA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY XARUNTA TABABARKA CIIDANKA TALISKA 60-AAD EE BAYDHABO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMMO KU SAABSAN DIB U HESHIISIINTA KOONFUR-GALBEED LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY GOLAHA WASIIRADA KG DIB U HESHIISIINTA IYO XORAYNTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CULIMADA BAYDHABO KALA HADLAY KA QAYB QAADASHADA DIB U HESHIISIINTA IYO DIB U XORAYNTA KOONFUR GALBEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA DAAH FURAY HINDISAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAARAN
Madaxweynaha JFS oo dhagax dhigay xarunta madaxtooyadda Somalia ee Baydhabo
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY HOSBITALKA GOBOLKA BAAY IYO GOOBO BARAKACAYAAL
MADAXWEYNAHA JFS OO LA KULMAY MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED IYO SIYAASIYIINTA DEEGAANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “DADKA REER KOONFUR-GALBEED WAXAAN RABNAA IN AY WADA FARIISTAAN OO MUSHKILADAHOODA XALLISTAAN.”
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO U TAGAY XAQIIJINTA KOONFUR-GALBEED HESHIIS AH
MAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH SAFIIRADA MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “ARGAGIXISADA ALSHABAAB WAXA AY KU DHEX DHUUMANAYEEN SHACABKA SOOMAALIYEED IYAGIINA WAA DIIDEEN”
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA SHIRKA SANNADLAHA AH EE GARSOORKA DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA
MAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH KULA QAATAY VILLA SOOMAALIYA SAFIIRKA DALKA ITOOBIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH "HOWLGALKA CUSUB EE DEEGAANADA DHIMAN LAGU XOREYNAYO WAA IN UU KA DEG DEG BATO KUWII HORE"
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA MIISAANIYADDA SANADKA 2023-KA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD QARAN GUDDOONSIIYAY DHIGGIISA DALKA JABUUTI
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo la kulmay Gabdhaha aqoonta ee Iskuulka Boondheere
MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO XARIGGA KA JARAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA
DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO YEESHAY WADA-XAAJOODYADA KU SAABSAN XIRIIRKA LABADA DAL
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY WALAALKIIS MADAXWEYNE ISMAACIIL CUMAR GEELLE
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo madaxtooyadda Soomaaliya kusoo dhoweeyay Xildhibaan Ilhaan Cumar
SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB-GALAY XUSKA SANNAD-GUURADA 79-AAD EE AASAASKA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MARAYKANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO BANDHIGAY SIDA AY UGA GO’AN TAHAY DIB U SOO CELINTA WADAHADALLADA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND
MADAXWEYNE DR. XASAN SHEEKH OO KU DHAWAAQAY IN 100 AQOONYAHAN SOOMAALIYEED LA SIINAYO DEEQ WAXBARASHO OO HEERKA PhD AH
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGAX DHIGAY DIB U DHIS CASRI AH OO LAGU SAMEYNAYO MADAXTOOYADA
MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRWEYNAHA CAALAMIGA AH EE MAALGASHIGA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY ISBITAAL CUSUB OO LAGA HIRGALIYAY DEGMADA CADALE
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA AYAA TAAGEERAY BAAQA CADALE
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CAAWA KU HOYANAYA DEGMADA CADALE
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY DEEGAANKA MASAAJID CALI GUDUUD
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEEGAANKA NUUR-DUGLE EE GOBOLKA SHABEELAHA DHEXE
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA QATAR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY MADAXTOOYADA CUSUB EE GALMUDUG
MADAXWEYNE XASAN SHIIKH OO MAGALADA BAXDO TAGAY
MADAXWEYNE JAMHUURIYADDA OO KULAN IS-XOGWAREYSI AH LA QAATAY GUDDOONNADA BAARLAMAANNADA HER FEDERAAL IYO HEER DOWLAD-GOBOLEED
Madaxweynaha JFS oo furay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA IMAARAATKA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY XARUNTA LAGU TABABARAYO CIIDANKA CIRKA SOOMAALIYEED EE JOOGA ERETERIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA EE MASAR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA QEYB-GALAY MADAXDA CAALAMKA SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GUDDIGA QARAN EE LA DAGAALLANKA LACAGTA SHARCI-DARRADA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA
MADAXWEYNAHA JFS OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGALADA SHARMA SHEEKH EE DALKA MASARA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYBGALAY FURITAANKA SHIR-MADAXEEDKA JAAMACADDA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA IYO GARGAARKA BANI’AADANNIMADA KALA HADLAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY
MADAXDA GOLAHA WADATASHIGA OO MADAXTOOYADA KAGA QEYB-GALAY QORSHAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAAR AN
MADAXDA GOLAHA WADATASHIGA OO MADAXTOOYADA KAGA QEYB-GALAY QORSHAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAAR AN
SHIRKA GOLLAHA WADATASHIGA QARANKA OO WAR-MURTIYEED LAGA SOO SAARAY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH KULA QAATAY VILLA SOOMAALIYA SAFIIRKA DALKA IMAARAATKA CARABTA
Madaxweynaha JFS oo furay shirka Gollaha wadatashiga Qaranka
SOOMAALIYA OO KA GUDUBTAY HABRAACYADA WEJIGA KOOWAAD EE KU BIIRISTA DALLADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH KULA QAATAY VILLA SOOMAALIYA WAKIILKA GAARKA AH EE XOGHAYAHA QARAMADA MIDOOBAY.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ARRIMAHA DEEGAANKA IYO ISBADDALKA CIMMILADA EE JABUUTI.
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “SHACABKA SOOMAALIYEED WAA AY GAARI KARAAN GUULO WAAWEYN HADII AY GACMAHA IS-QABSADAAN.”
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXA HAY’ADDA QAXOOTIGA ADDUUNKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH FURAY QORSHAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAAR AH
DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU GUULEYSATAY TOOSINTA IYO DHAMMAYSTIRKA HESHIISKA WADAAGGA WAX SOOSAARKA SHIDAAALKA EE SHIRKADDA COASTLINE EXPLORATION
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAXAA NAGA GO’AN IN DHAQANKEENNA BULSHO IYO DOWLADNIMO AAN KU ILAALINNO DIINTEENNA SUUBBAN EE ISLAAMKA.”
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA JARMALKA, DENMARK IYO BELGIUM
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRRADA DALALKA KOONFUR AFRIKA IYO BANGAALADHESH
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA UGANDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA BOOQASHO UGU BILAABATAY DALKA UGANDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRRADA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA GUDDOOMAY WASIIRKA ISGAARSIINTA DALKA ALGEIRA DHAMBAAL UU UGA SIDAY MADAXWEYNAHA DALKAAS
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “DADKA SOOMAALIYEED WAXA AY LEEYIHIIN MAANTA HAL CADOW OO AY TAHAY IN AY CUDUD IYO CAQLIBA U MIDEEYAAN”
WAR-MURTIYEEDKA WADA JIRKA AH EE BOOQAASHADA RASMIGA AH EE MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA DIMUQRAADIGA AH EE ITOOBIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY RA’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHAWEEYEY DALKA ITOOBIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY MARTIQAAD UU U SAMEEYEY MADAXWEYNAHA DALKA MARAYKANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY GOLAHA LOO DHANYAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 77-AAD EE GOLAHA QARAMADA MIDOOBEY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY MADAXA HAY'ADDA LACAGTA ADDUUNKA KRISTALINA GEORGIEVA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNE WILLIAM RUTO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAYA CALEEMA-SAARKA MADAXWEYNAHA DALKA KENYA
Shirka Gollaha Wadatashiga Qaranka oo qodobo laga soo saaray
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY MADAXWEYNE KUXIGEENKA MIDOWGA YURUB EE ARRIMAHA SIYAASADDA IYO AMNIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGEYSTAY WARBIXIN KU AADDAN DHISMAHA HAY'ADDA XISAABIYEYAASHA SOOMAALIYEED (SICPA)
MADAXWEYNE XASAN SHIIKH OO ALLE UGA BARYAY DALKEENNA INUU ABAARTA IYO DHIBKA KA DULQAADO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE KENYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENNA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENNA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENNA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYB-GALAY SALAADDA JANAASADA, HOOYADA MADAXWEYNIHII HORE EE JFS SHARIIF SHEEKH AXMED.
MADAXWEYNAHA OO XAFIISKIISA KU QAABAILAY KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE ARRIMAHA BANI'AADAMNIMADA
Madaxweyne Xassan Shiikh oo kulan la-tashi ah la qaatay Isimadda iyo hoggaanka dhaqanka Puntland
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY MUNAASABAD UU KU MAAMUUSAY MADAXWEYNAHA PUNTLAND
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAROOWE
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY GUNAAANADKA KULAN-WADAREEDKA GOLAHA XUKUUMADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARBIXIN KA DHAGAYSTAY GUDDIGA AMNIGA QARANKA AYAA KADIB FARRIIN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY MADAXA HAY'ADDA WFP
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO UGANDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY WARSHADAHA SOO SAARA QALABKA CIIDAMADA UGANDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO DHIGGIISA DALKA UGANDA OO YEESHAY WADA-HADALLO MIRADHAL AH
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GANACSATADA SOOMAALIYEED KALA ARRINSADAY ISKAASHIYADA DHAQAALE EE HEER-GOBOL
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAAGOOTIN AH LA QAATAY DANJIRAHA KENYA EE SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KORMEER SHAQO KU TAGAY TALISKA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SOO DHAWEYN AH LA QAATAY XUBNAHA MAGACAABAN EE GOLAHA XUKUUMADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR USOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEENNO KA TIRSAN CXDS
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA MASAR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY MADAXWEYNIHII 5-AAD EE DALKA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY DALKA MASAR
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB SAFAR SHAQO UU KU TAGAY DALKA TANSAANIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY XIRITAANKA SHIRWEYNAHA DALALKA DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA (EAC)
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXDA DALALKA BULSHADA BARIGA AFRIKA (EAC) U GUDBIYEY CODSIGA JFS EE KAMID-NOQOSHADA DALLADDA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANSAANIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA DIB UGA SOO LAABTAY KADDIB BOOQASHO RASMI AH OO UU KU JOOGAY DALKA JABUUTI
MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JAMHUURIYADDA JABUUTI ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO KULAN YEESHAY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMAY BILLAD SHARAFTA UGU SARREYSA EE AY DOWLADDA JABUUTI BIXISO
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA JABUUTI
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA
MADAXWAYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO AY BOOQASHO RASMI AH UGA BILLAABATAY KENYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ASMARA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNE RECEP TAYYIP ERDOGAN OO KULAN QODOBO MUHIIM AH LOOGA HADLAY YEESHAY
Madaxweynaha JFS oo la kulmey dhiggiisa Dalka Turkey
MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA, KORMEERAYNA SAFAARADDA SOOMAALIYEED EE DALKA TURKIGA
MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASSAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO LAGU SOO DHAWEEYEY DALKA TURKIGA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAALINTA XORIYADDA AWGEED UBAX DHIGAY TAALADA DALJIRKA DAAHSOON
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MIDNIMADA IYO XORNIMADA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGA WARBIXIYEY XAALADDIISA CAAFIMAAD
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE DEGGAN DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA
MADAXWEYNAHA JFS OO LA KULMAY KU-XIGEENKA ARRIMAHA SIYAASADDA EE XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBEDDA MARAYKANKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka
MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA TALYAANIGA
GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY ERGEYGA GAARKA AH EE GURMADKA ABAARAHA
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Villa Somalia kula shiray ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya
Shirka Wada-tashiga Qaranka oo Villa Somalia Ka Furmay
MADAXWEYNAHA JFS, MUDANE XASSAN SHEEKH MAXAMUUD OO QODOBO MUHIIM AH UGA HADLAY KHUDBADDII CALEEMA SAARKIISA
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA
Madaxweyne Xasan Shiikh oo safarkii ugu horeeyay ku tagay Baydhabo-Koonfur Galbeed
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo xilka la wareegay
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU DHAWAAQAY HINDISAHA SHAQO ABUUR QARAN IYO HINDISAHA QARAN EE DHALLINYARADA SOOMAALIYEED.
Madaxweynaha JFS oo ku boggaadiyay guddigadii doorashada Somalia qabtay
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY ERGEYGA GAARKA AH EE MIDOWGA YURUB U QAABILLASAN GEESKA AFRIKA
MADAXAWEYNE XASAN SHEEKH OO MAANTA LA WAREEGAY XILKA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA
MADAXWEYNE FARMAAJO IYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN KU YEESHAY MADAXTOOYADA QARANKA
MADAXWEYNE FARMAAJO IYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN KU YEESHAY MADAXTOOYADA QARANKA
Madaxweynaha xilka sii haya oo mar kale madaxtooyadda kusoo dhaweeyay madaxweynaha la doortay
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU SOO DHOWEEYEY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD MADAXTOOYADA QARANKA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA CIIDUL FIDRIGA KU OOGAY MASJIDKA SHUHADADA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY GUDDOOMIYEYAASHA KUMEEL GAARKA AH EE LABADA AQAL
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO MADAXTOOYADA QARANKA KAGA QAYB GALAY CASHO SHARAF LAGU MAAMUUSAYEY MUNAASABADDA 12-KA ABRIIL
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay munaasibadda xuska 62-sanno guuradda aasaska Ciidanka Xoogga Dalka
SHIR LAGU HIRGELINAYEY DIB-U-HABAYNTA QORSHAHA AMNIGA SOOMAALIYA OO MUQDISHO LAGU QABTAY
WAXAA MAANTA MUQDISHO LAGU SOO GABAGABEEYEY SHIRKII LOOGA HADLAYEY MAAMULKA HUBKA IYO RASAASTA
SHIR LOOGA HADLAYEY MAAMULKA IYO XAKAMAYNTA HUBKA IYO RASAASTA OO KA FURMAY MUQDISHO
Madaxweynaha iyo Amiirka Dowladda Qatar oo Golaha Amiirka ku yeeshay kulan miro-dhal ah
Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magalada Doha ee Dalka Qatar
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY GUDDOOMIYAHA ARRIMAHA SIYAASADDA, NABADDA IYO AMMAANKA EE MIDOWGA AFRIKA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA MARAYKANKA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHIGGIISA DALKA GAANA
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay shirka 35-aad ee Midowga Afrika
MADAXWEYNE FARMAAJO OO LAGU SOO DHAWEEYAY ADDIS ABABA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE BOQORTOOYADA SACUUDIGA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA SANNAD GUURADA 78-AAD EE AAS-AASKA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED
MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA URUR GOBOLEEFKA IGAD EE LA SOCODKA CIMILADA IYO ILAALINTA DEEGAANKA
MADAXWEYNE FARMAJO OO LA KULMAY MAMULKA GOBALKA BANAADIR IYO MADAXDA LAAMAHA AMMAANKA
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliya ee Turkey
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay shirka Africa iyo Turkey 17-18-Diseembar,Istanbuul
Madaxweyne Farmajo oo dhigiisa Turkiga kula kulmey Istanbuul
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA MASAR IYO NORWEY
MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
MADAXWEYNAHA IYO AMIIRKA DOWLADDA QATAR OO KA WADA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL
Madaxweyne Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo oo tagay DOHA,QATAR
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxda dalalka COMESA u bandhigay fursadaha maalgashiga dhaqaale ee dalkeenna
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA FINLAND
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddigii Soomaaliya ee Kiiska Baddeena
Madaxweyne Farmaajo oo daawanaya go'aanka maxkaadda cadaalada ICJ ee badda
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALINTA CALANKA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGALADA ASMARA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA QM EE CUNAQABATEYNTA HUBKA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO AY BOOQASHO LABA MAALMOOD AH UGA BILAABATAY ASMARA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY MUNAASABADDA HIRGELINTA GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY WAFDIGA TURKIGA IYO DIBLOMAASIYIINTOODA U JOOGA SOOMAALIYA
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka
Madaxweynaha Dalka oo Hambalyo u diray cayaartooyda Xulka Gobolka Banaadir
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay shirka aan caadiga ahayn ee IGAD
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusey Xildhibaanada iyo gudoonka Baarlamaanka Galmudug
MADAXWEYNE FARMAAJO OO VILLA SOOMAALIYA KU QAABILAY WASIIRKA ARRIMAHA AFRIKA EE XUKUMADDA INGIRIISKA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY SHIRKA MIDOWGA AFRIKA EE JOOJINTA COLADDA
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shirka Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika
Madaxweyne Farmaajo oo abaal-mariyay shaqaalaha Wasaradda Duulista Hawada iyo Hay’adda Duulista
Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shir-sanadeedka Garsoorka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA SHIRAY HAWEENKA
Madaxweyne Farmaajo oo Kulan la qaatay Qaar Ka Mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed
Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland Iyo Poland
DFS, DG iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021.
Madaxweyne Farmajo oo kormeeray habka diiwaan galinta ciidanka u socoto
Madaxweynaha dowlada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Magaaladda Adis-ababa kaga qaybgalay shir madaxeedka midowga Afrika ayaa la kulmay Ra’isul Wasarayaasha Wadamada Canada iyo Norway Madaxweynuhu wuxuu shir-doceed la yeeshay Ra’iisul Wasaara
Madaxweyne Farmajo oo la kulmay RW Canada
Madaxweyne Farmajo oo la kulmay RW.Norwey
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay shir gaar u ah IGAD
Madaxweyne Farmaajo oo tagay Addis ababa
Madaxweyne Farmajo oo tagay magalada Asmara 09 01 2020
Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga
Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka
Madaxweyne Farmaajo oo kulan wadatashi la qaatay Xildhibaannada Haweenka ah
Madaxweyne Farmajo oo kulan la qaatay guddiga wada-hadalka DFS iyo Somaliland
Madaxweyne Farmaajo oo Daah furay Wajigii 2-aad ee Manhajka Dugsiyada Dalka
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay ka qeyb-galeyaashii Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhaweysay dib u habeynta qaab-dhismeedka IGAD
Madaxweyne Farmaajo oo Casho Sharaf u fidiyey Guddigii qabanqaabada Madasha Tiknaloojiyadda ee Muqdisho
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA JAPAN
Madaxweyne Farmaajo oo Hooyga uu Ka Degan yahay Nairobi ku Qaabilay Madaxweyne Uhuru Kenyatta
Madaxweyne Farmaajo oo magaalada Nayroobi kulan kula yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa Uganda
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka QM ee Horumarka iyo Dadweynaha
Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka
Madaxweyne Farmaajo oo tagay magalada Beledweyne
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddiga qaran ee loo xilsaaray fatahaadaha
Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga
Madaxweynaha JFS oo khudbad kajeediyay madasha Iskaashiga Afrika iyo Ruushka
Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Taallooyin taariikhi ah oo lagu soo nooleeyey Barnaamijka Isxilqaan
Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Swedan iyo Talyaaniga
Madaxweyne Farmaajo oo kala qeyb galay hogaamiyaasha geeska Africa furitaanka Beerta midnimada
Madaxweyne Farmaajo oo furay Kal-fadhiga 6-aad ee Baarlamaanka
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga La-ladagallanka Musq Maasuqa
Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug
Madaxweyne Farmaajo oo casho Sharaf u sameeyay bahda qalinleydii ka qaybgalay Carwada Buugaagta
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay kulan loogu ducaynayo Gudoomiyihii G. Banaadir
M/ Farmaajo oo ka qayb galay aaska qaran ee Gudoomiyihii Gobalka Banaadir
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Hay’adaha Amniga iyo Guddiga Gurmadka Dhaawacyada Qaraxii D/Hoose ee Xamar