HE President Hassan Sheikh:
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya. Halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mundane Isaias Afwerki.