HE President Hassan Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti kaga qeyb galay kulan lagu sii amba-qaadayo wadahadalladii u dhaxeeyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.